Barcelona oo daaha ka qaaday liiska rasmiga ah xidigaha ay ula safri doonto kulanka Real Sociedad

(Barcelona) 14 Sab 2018. Macalinka kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa ku dhaawaqay liiska rasmiga ah ee ciyaartoyda uu ula safri doono kulanka La Liga ay Sabtida ku Real Sociedad ku booqan doonaan garoonka Anoeta Estadioa.

Liiskan ayaa dib ugu soo laabtay Rafina Alcantara, laakiin taas badalkeeda waxaa ka maqan xidigaha Arthur Melo iyo Malcom, sababa la xiriira in kulankan aysan si buuxda ugu diyaar garoobin.

Hadaba liiska ciyaartoyda uu ku dhawaaqay Ernesto Valverde si ay kaga qeyb agalaan kulanka Real Sociedad ayaa kala sidan.

Goolhaaye: Ter Stegen, Jasper Cillessen

Difaacyada: Samuel Umtiti, Nélson Semedo, Gerard Piqué, Clément Lenglet, Jordi Alba, Vermaelen.

Khadka dhexe: Sergi Roberto, Ivan Rakitić, Sergio Busquets, Philippe Coutinho, Vidal, Rafina Alcantara.

Weerarka: Luis Suarez, Messi, Ousmane Dembélé, Munir El Haddadi.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close