Day: September 14, 2018
-
Bannaanka Garoonka
DAAWO adigaa QOSLI doonee: Cristiano Ronaldo oo dhaa-dhaajinaya Wariye
(Torino) 14 Sab 2018. Cristiano Ronaldo ayaa wax gool ah u dhalin la’ Juventus tan iyo sidii uu ugu soo…
Read More » -
England
Aguero oo qof kasta kaga yaabsaday xidiga uu kaga dayan jiray kubadda cagta caruurnimadiisa
(Manchester) 14 Sab 2018. Sergio Aguero ayaa ka hadlay waayihiisa caruurnimo, gaar ahaan bilawga xirfadiisa ciyaareed ee kooxda Independiente ee dalka…
Read More » -
England
“Aabahay wuxuu ku fashilmay inuu iga joojiyo cabista sigaarka muddo 20 sano ah”… Maurizio Sarri
(Chelsea) 14 Sab 2018. Tababaraha kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaa ka hadlay xaaladiisa ku aadan sigaar cabista uu ku caan baxay…
Read More » -
Italy
Spalletti oo si weyn u amaanay Nainggolan, isagoo dhinaca kale ka hadlay muhiimada uu Inter u leeyahay
(Inter) 14 Sab 2018. Macalinka kooxda Inter Milan Luciano Spalletti ayaa wuxuu ka hadlay muhiimada uu leeyahay laacibka reer Belgian Radja…
Read More » -
Spain
Tababaraha Real Madrid oo si weyn kaga soo hor jeestay in kulanka Barcelona iyo Girona lagu ciyaaro Miami
(Real Madrid) 14 Sab 2018. Julen Lopetegui ayaa ka dhawaajiyay sida uu kaga soo hor jeedo in kulanka La Liga ee…
Read More » -
Spain
Barcelona oo daaha ka qaaday liiska rasmiga ah xidigaha ay ula safri doonto kulanka Real Sociedad
(Barcelona) 14 Sab 2018. Macalinka kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa ku dhaawaqay liiska rasmiga ah ee ciyaartoyda uu ula safri…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
QISO XANUUN BADAN: Xero Qaxooti ayaa lagu dhalay wuxuuna ku gaaray 5-sano, Maantana Bayern Munich ayuu Champions League kala qeyb galayaa!!!+SAWIRRO
(Europe) 14 Sab 2018. Alphonso Davies ayaa lacagihii ugu badnaa ebid ee lagu iibsado laacib ka ciyaara horyaalka MLS dalka Mareykanka…
Read More » -
England
“Lama yaabi doono haddii Pogba uu dib ugu laabto Juventus” – Andrea Pirlo
(Turin) 14 Sab 2018 Andrea Pirlo ayaa sheegay inuusan la yaabi doonin haddii Paul Pogba uu dib ugu laabto kooxdiisii hore…
Read More » -
England
Manchester United oo ku fashilantay saxiixa Leonardo Bonucci ka hor intii uusan dib ugu laaban Juventus
(Manchester) 14 Sab 2018 Manchester United ayaa ku fashilantay dhamaystirka saxiixa daafaca kooxda Juventus ee Leonardo Bonucci suuqii xaggaaga. Sida ay baahisay…
Read More » -
England
Martin Keown oo saadaaliyay in Liverpool ay garaacayso Tottenham isla markaana ay ku guulaysanayso …..!!
(Liverpool) 14 Sab 2018 Halyeeyga kooxda Arsenal ee Martin Keown ayaa saadaaliyay kulanka bari galab ay Liverpool u safrayso kooxda Tottenham. Martin…
Read More »