Roma oo war wanaagsan helaysa ka hor kulanka Real Madrid

(Roma) 13 Sab 2018 Kooxda Roma ee horyaalka talyaaniga ayaa helaysa war wanaagsan ka hor kulanka ay la ciyaari doonto Real Madrid.

Daafaca birta ah ee Kostas Manolas ayuu dhaawac ka soo gaaray kulamadii uu u ciyaaray xulkiisa Giriiga isbuucaan.

Image result for Kostas Manolas vs Real Madrid

Waxaana shaki la galiyay inuu taam u yahay kulamada Chievo iyo Real Madrid oo Roma ay la kala ciyaarayso isbuuca dambe.

CalcioMercato ayaa baahisay in Kostas Manolas uu taam u yahay kulamada Chievo iyo Real Madrid ee ka kala tirsan Serie A iyo Champions League.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close