RASMI: Meyman oo ka tagay Elman

(Muqdisho) 13 Sab 2018. Kooxda Horseed ayaa la soo wareegtay xiddiga naadiga Elman ee Mayman.

Ciyaaryahankaan ayaa horay heshiiska ugu baxay kooxda Militariga isagoo kaddib ku biiray Elman.

Ciyaaryahankaa garabka ka duula ayaa mar kale la midoobay macallinkiisii hore ee C/joon.

Mayman ayaa Horseed u ciyaari doono koobka Janeraal Daa’uud, xilli kullanka furitaanka ay kooxda Militariga wajihi doonto Jeenyo oo uu Meyma horey waqti fiican ugu soo qaatay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close