Day: September 13, 2018
-
England
“U dhaqaaqisteyda kooxda Manchester City waa go’aanka ugu fiican nolosheyda”…. David Silva
(Manchester) 13 Sept 2018. Khadka dhexe kooxda Manchester City David Silva ayaa xaqiijiyay in u dhaqaaqistiisa kooxda Sky Blues sanadii 2010,…
Read More » -
Italy
Sébastien Frey oo faallo ka bixiyay farqiga u dhexeeya laacibka reer Brazil ee Ronaldo iyo Cristiano
(Serie A) 13 Sept 2018. Goolhayihii hore ee reer France iyo kooxda Inter Milan ee Sébastien Frey ayaa ka hadlay isbarbardhiga…
Read More » -
England
“Ha noqonin calooshiis u shaqeyste oo kale”… Gary Neville oo weerar culus ku qaadan Pogba
(Manchester) 13 Sept 2018. Gary Neville ayaa fariin muhiim ah u diray Paul Pogba, kadib markii xiliyadii lasoo dhaafay lala xidhiidhay…
Read More » -
England
Busquets oo sharaxaad ka bixiyay faafaahinta kulankiisa ugu horeeyay uu kasoo muuqday kooxda Barcelona
(Real Madrid) 13 Sept 2018. Sergio Busquets ayaa dib u xasuustay bilawga waayihiisa kooxda Barcelona gaar ahaan sanadii 2008, wuxuuna faafaahin…
Read More » -
Spain
Joel Campbell oo si weyn u amaanay goolhaayaha kooxda Real Madrid ee Keylor Navas
(Real Madrid) 13 Sept 2018. Halyayga reer Costa Rica ee Joel Campbell ayaa xaqiijiyay in goolhayaha kooxd Real Madrid ee Keylor…
Read More » -
Italy
Madaxweynaha kooxda Palermo oo weerar dhanka afka ah ku qaday Allegri, sababa la xiriira Paulo Dybala
(Italy) 13 Sept 2018. Madaxweynaha kooxda reer Talyaani ee Palermo Maurizio Zamparini ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday macalinka Juventus…
Read More » -
England
Chelsea oo SABAB Yaab leh ku diiday Kylian Mbappe!!
(England) 13 Sab 2018. Chelsea ayaa Sabab yaab leh isku dhaafisay saxiixa da’yarka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ee Kylian…
Read More » -
England
Luke Shaw oo laga reebay kulanka ay Man United u safreyso Watford balse…
(Manchester) 13 Sab 2018. Luka Show ayaa waxaa madaxa ka gaaray dhaawac markii hore la mooday mid halis ah kaddib…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Leonardo Bonucci oo taageerayaasha qaarkood ku weeraray baraha bulshada kadib markii ……!!
(Turin) 13 Sab 2018 Daafaca kooxda Juventus ee Leonardo Bonucci ayaa baraha bulshada ku weeraray taageerayaasha qaarkood oo si wayn uga caraysiiyay.…
Read More » -
Soomaaliya
DEG DEG: Hodan oo jaratay Tikidhka Semi Final ka Degmooyinka
(Muqdisho) 13 Sab 2018. Hodan ayaa u soo gudubtay afar dhammaadka tartanka Degmooyinka Gobalka Benaadir kaddib markii ay 3-2 uga…
Read More »