Barcelona oo soo bandhigtay labiskeeda 3-aad ee xiliciyaareed kaan (Waxaa loo ekeysiiyay ……!)

(Barcelona) 12 Sab 2018 Barcelona ayaa maanta soo bandhigtay labiskeeda 3-aad ee kooxdu ay ku ciyaarayso xiliciyaareed kaan.

Funaanada 3-aad ee Barcelona ay ku ciyaarayso xiliciyaareed kaan ayaa loo ekeysiiyay mid kamid ah goobaha ugu caansan magaalada Barcelona gaar ahaan goobta lagu magacaabo Avinguda Diagonal.

Labiska ayaa ah mid si gaar ah loogu sharfay magaalada ay ka dhisan tahay kooxda Barcelona, taageerayaasha ayaana si wayn u soo dhaweeyay.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close