Day: September 12, 2018
-
Italy
Del Piero oo sheegay inuu xiiseeyo daawashada Dybala iyo Mbappé, marka loo fiiriyo Ronaldo iyo Messi
(Italy) 12 Sept 2018. Alessandro Del Piero ayaa sheegy inuu doonayo ku raaxeysiga daawashada xidiga reer Argentina ee Paulo Dybala…
Read More » -
Spain
“Waxaan doonayaa maaliyada lambarka 7-aad, kadib bixitaanka Ronaldo”… Asensio
(Real Madrid) 12 Sept 2018. Laacibka kooxda Real Madrid Marco Asensio ayaa xaqiijiyay inuu doonayo inuu xirto maaliyada No. 7-aad…
Read More » -
England
Nacho Monreal oo xiiseenaya in qandaraaska uu u kordhiyo kooxda Arsenal
(Arsenal) 12 Sept 2018. Nacho Monreal ayaa wareysi uu ku bixiyay wargeyska Evening Standard ee dalka England wuxuu kaga hadlay…
Read More » -
Italy
“Cristiano Ronaldo wuxuu la mid yahay LeBron James oo kale”… Alessandro Del Piero
(Juventus) 12 Sept 2018. Del Piero ayaa sheegay in kooxda Juventus xili ciyaareedkan fursad muhiim ah u heysato inay u dagaalanto…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Modric xasuuqa xun ay kala kulmeen xulka qaranka Spain kulankii UEFA Nations League?
(Spain) 12 Sept 2018. Kabtanka xulka qaranka Croatia ee Luka Modric ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay guul darradii 6-0…
Read More » -
Spain
Enrique oo ka hadlay fikirkiisa kaga aadan in LIX ciyaartoy Real Madrid ah ay qeyb ka yihiin shaxdiisa kulankii Croatia
(Spain) 12 Sept 2018. Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa xaqiijiyay inuusan fiirineynin tirada ciyaartoyda Real Madrid, Barcelona ama…
Read More » -
England
“Liverpool waydiiya sababtii uu u burburay heshiiskeyga” – Nabil Fekir oo hadlay
(Liverpool) 12 Sab 2018 Xiddiga kooxda Lyon ee Nabil Fekir ayaa ugu danbayntii ka hadlay heshiiskii burburay ee uu ugu biiri rabay…
Read More » -
Germany
Bayern Munich oo xiddig muhiim ah ka doonaysa Real Madrid suuqa Janaayo
(Munich) 12 Sab 2018 Bayern Munich ayaa diirada saaratay mid kamid ah xiddigaha kooxda Real Madrid si ay ugu dhaqaaqdo suuqa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Hugo Lloris oo lagu riday ganaax wayn kadib qaladkii uu sameeyay!
(London) 12 Sab 2018 Garsoorka dalka ingiriiska ayaa saaka u fariistay dhagaysiga dacwadii lagu soo eedeeyay kabtanka Tottenham iyo xulka France…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Barcelona oo soo bandhigtay labiskeeda 3-aad ee xiliciyaareed kaan (Waxaa loo ekeysiiyay ……!)
(Barcelona) 12 Sab 2018 Barcelona ayaa maanta soo bandhigtay labiskeeda 3-aad ee kooxdu ay ku ciyaarayso xiliciyaareed kaan. Funaanada 3-aad ee…
Read More »