Halyayga kooxda Manr United Eric Cantona oo soo xushay kooxdiisa ugu fiican taariikhda kubada cagta

(Yurub) 11 Sept 2018. Halyeeygii hore ee kooxda Manchester United Eric Cantona ayaa marar badan kasoo muuqday warbaahinta iyo baraha bulshada, si uu u cadeeyo arimo qaar, ama inuu ka hadlo fikirkiisa kaga aadan Red Devils.

Xidigii hore ee xulka Faransiiska ayaa markale la soo mooqday mowduuc ka duwan kuwii hore looga bartay, wuxuuna markan xushay kooxdiisa ugu fiican taariikhda aduunka.

Hadaba liiska xidigaha uu soo xushay Eric Cantona ayaa u dhacday sidan:

Goolhaaye: René Higuita.

Difaacyada: Leovegildo Júnior, Facchetti, Beckenbauer.

Khadka dhexe: Garrincha, Carlos Valderrama, Roy Keane, Diego Maradona.

Weerarka: George Best, Mario Kempes, Johan Cruyff.

1

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close