Day: September 11, 2018
-
Italy
Aurelio De Laurentiis oo hal arin muhiim ah ka codsaday UEFA kahor kulamada Champions League
(Napoli) 11 Sept 2018. Madaxweynaha kooxda Napoli Aurelio De Laurentiis ayaa ka dalbaday UEFA in kulanka ay Liverpool kula ciyaari doonaan…
Read More » -
Uncategorized1
Halyayga kooxda Manr United Eric Cantona oo soo xushay kooxdiisa ugu fiican taariikhda kubada cagta
(Yurub) 11 Sept 2018. Halyeeygii hore ee kooxda Manchester United Eric Cantona ayaa marar badan kasoo muuqday warbaahinta iyo baraha bulshada,…
Read More » -
Spain
“Messi u baahna inuu ku guuleysto abaal marin, sababtoo ah wa kan ugu wanaagsan caalamka”… Suarez
(Barcelona) 11 Sept 2018. Ciyaartoyda reer Uruguay iyo kooxda Barcelona ee Luis Suarez ayaa u arka in ka saarista Lionel Messi…
Read More » -
England
“Waxaan rabay Chelsea laakiin waxay igu qasbeen inaan ku biiro Man City.”. Robinho oo Daaha ka rogay SHEEKO YAAB LEH
(England) 11 Sab 2018. Robinho ayaa daaha ka rogay in 2008 uu Qalbiga ku hayay isla markaana uu doonayay inuu…
Read More » -
England
Xidig ka tirsan kooxda Manchester City oo iska diiday ku biirista Barcelona jacayl uu u qabo Guardiola
(Manchester) 11 Sept 2018. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada dalka England xidig ka tirsan Manchester City ayaa iska diiday…
Read More » -
Wararka
“Maaliyada nambarka 10-aad kaliya waxay qaas u tahay Messi”…macalinka xulka Argantina
(Argantina) 11 Sept 2018. Macalinka ku meel gaarka ah ee xulka qaranka Argentina Lionel Scaloni ayaa xaqiijiyay in maaliyada No. 10-aad…
Read More » -
Uncategorized1
DEG DEG: UEFA oo soo kordhisay Tartan Cusub oo lagu Saddexeynayo Champions League iyo Europe League
(Europe) 11 Sab 2018. UEFA ayaa soo kordhineysa tartan cusub oo lagu Saddexeynayo Champions League iyo Europe Laegue. Lama hayo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Ronaldo inta Murayaada hortago isagoo Qaawan ayuu dhihi jiray Messi sidan oo kale……”.
(Europe) 11 Sab 2018. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa in berigii uu joogi jiray Manchester United uu hortagi jiray Muraayada…
Read More » -
Uncategorized1
Finalka Champions League oo laga rari karo Yurub…(Halkee loo Guurayaa??)
(Europe) 11 Sab 2018. Finalka Champions League ayaa Mustaqbalka lagu qaban karaa Magaalada New York ee dalka Maryakanka. Waxay noqon…
Read More » -
Spain
Marcelo oo diyaar u ah inuu xabsi galo sababa la xiriira inuu lunsaday lacago badan ee canshuur ah
(Real Madrid) 11 Sab 2018. Difaaca xulka qaranka Brazil iyo kooxda Real Madrid Marcelo ayaa ogolaaday ganaaxa xabsiga ah iyo in…
Read More »