Day: September 10, 2018
-
Spain
Yaa Dhaxlay Sanduuqii Ronaldo ee Real Madrid iyo Booskii uu ka fariisan jiray BASKA kooxda??
(Madrid) 10 Sab 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ka soo tagay gegada Bernabeu ee Real Madrid kaddib sagaal sano oo qurxoon…
Read More » -
Spain
Ivan Rakitić oo si maskaxeysan kaga warbixiyay farqiga u dhexeeya Messi iyo Luka Modric
(Spain) 10 Sept 2018. Ivan Rakitić ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id uu kaga hadlay kulanka ay kula ciyaari doonaan xulka qaranka…
Read More » -
Soomaaliya
Waaberi oo u soo baxday Semi Final ka Tartanka Degmooyinka
(Muqdisho) 10 Sab 2018. Waaberi ayaa noqotay Degmadii ugu horreysay ee u soo baxda afar dhammaadka tartanka Degmooyinka Gobalka Benaadir…
Read More » -
Spain
“Luka Modric ma ahan kan ugu fiican aduunka”…Luis Enrique
(Spain) 10 Sept 2018. Macalinka xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa ka hadlay in Luka Modric uu u qalmo ku…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo niyad jab weyn kala kulantay difaaceeda Dejan Lovren
(Liverpool) 10 Sept 2018. Warbaahinta dalka Engladnd ayaa xaqiijiyay in daafaca reer Croatia ee Dejan Lovren uusan ku soo laaban doonin…
Read More » -
Soomaaliya
Qaraxii Maanta oo Sababay in la baajiyo kulankii berito dhex mari lahaa Degmooyinka Hodan iyo Xamar Wayne…(Goorma ayaa dib loo ciyaarayaa?)
(Muqdisho) 10 Sab 2018. Waxaa la baajiyay ciyaartii dhex mari lahayd Hodan iyo Xamar Wayne kullankaas oo ka tirsanaa Wareega…
Read More » -
France
Ronaldo iyo Buffon oo rikoor qaas ah ka sameeyay Shaxda Kooxda Aduunka Ugu Fiican Ee FIFPro World XI
(Yurub) 10 Sept 2018. FIFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday liiska 55 ciyaaryahan ka kooban ee u sharaxan in ay…
Read More » -
England
Tababaraha Chelsea Sarri oo Weerar ku ah AC Milan
(Europe) 10 Sab 2018. Tababaraha Chelsea Maurizio Sarri ayaa doonaya inuu iska adkeeyo Daafaca dhexe isagoona eeganaya sidii uu ku…
Read More » -
Italy
Juventus oo ka dul qaadaysa Barcelona xiddig u ciyaara Ajax
(Turin) 10 Sab 2018 Juventus ayaa dadaal ugu jirta dhamaystirka saxiixa daafaca kooxda Ajax iyo xulka qaranka Holland ee Matthijs de Ligt.…
Read More » -
Spain
La Liga oo soo jeediyay Qorshe cusub oo lagu qancinayo xiddigaha ka soo horjeeda kulamada lagu ciyaarayo dalka Maraykanka
(Madrid) 10 Sab 2018 Xiddigo badan oo ka ciyaara horyaalka Spain ayaa ka hor yimid fikirka ah in kulamada qaar lagu…
Read More »