Day: September 9, 2018
-
England
Peter Crouch Oo Ka Warbixiyay Faahfaahin Xiisa badan Ee Ku Saabsan Cristiano Waayihiisii Man United
(England) 09 Sept 2018. Weeraryahankii hore kooxda Liverpool ee Peter Crouch ayaa ka warbixiyay faahfaahin xiisa leh ee ku saabsan laacibka…
Read More » -
England
Edwin van der Sar oo ka hadlay go’aankiisa kaga aadan dib ugu laabashada kooxda Manchester United
(Manchester) 09 Sept 2018. Goolhayihii hore ee kooxda Manchester United Edwin van der Sar ayaa ka hadlay go’aankiisa kaga aadan inuu…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo dharbaaxa xoogan la damacsan kooxdiisa hore ee Barcelona
(Manchester) 09 Sept 2018. Wargeyska Don Balón ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in macalinka kooxda Manchester City ee…
Read More » -
Champ' League
Djibril Cissé oo ka hadlay doorka weyn ee Gerrard uu ka qaatay mucjisadii Istanbul ee 2005
(Champions League) 09 Sept 2018. Laacibkii hore reer France ee Djibril Cissé ayaa dib u xusuustay finalkii Champions League ay kula…
Read More » -
Spain
Luis Enrique oo ku tilmaamay David de Gea inuu yahay kan ugu fiican aduunka
(Spain) 09 Sept 2018. Macalinka xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa amaan kala dul dhacay goolhaaye David de Gea,…
Read More » -
Soomaaliya
Sida ay degmooyinka isugu beegmeen wareega siddeeda iyo afar dhamaadka (Jadwalka oo dhamaystiran)
(Muqdisho) 09 Sebt 2018 Waxaa ka soo baxay kullamo adag ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan wareega siddeed dhamaadka. Degmada Waabari…
Read More » -
Spain
“Waxay Xusuustaan oo kaliya Dhibkii aan gaarsiiyay Maxamed Saalax ee ma jiro Mid Xusuusta Dhibaatadii ay Mareen….”- Ramos oo Afka furtay Xalay
(England) 09 Sab 2018. Taageerayaasha xulka England ee xalay ku sugnaa Gegada Wembley ayaa ku ooriyay Kabtanka xulka Spain Sergio…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo dooneysa in laacibkeeda Joe Gomez ay ku abaal mariso heshiis cusub
(Liverpool) 09 Sept 2018. Kooxda Liverpool ayaa waxay wada hadalo kul jirtaa difaaceeda da’ada yar ee Joe Gomez, si ay kag…
Read More » -
England
Ajax oo niyad jab ku riday kooxaha Barcelona iyo Tottenham , sababa la xiriira de Jong
(Ajax) 09 Sept 2018. Ajax ayaa sii wadi doonta dagaalka ay ku dooneyso inay ilaashato xidigeeda khadka dhexe ee da’ada yar…
Read More » -
England
Pogba oo doortay xidiga uu doonayo inuu ka garab ciyaaro Messi iyo Ronaldo kadib ka tagistiisa Man United
(Manchester) 09 Sept 2018. Laacibka reer France iyo kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa lagu soo waramayaa inuu go’aansaday…
Read More »