John Terry oo saadaaliyay kooxaha ku dhamaysanaya 4-ta boos ee ugu sareeya Premier League (Arsenal oo …….!!)

(London) 08 Sab 2018 Halyeeyga kooxda Chelsea iyo xulka Ingiriiska ee John Terry ayaa saadaaliyay 4-ta boos ee ugu sareeya Premier League xiliciyaareed kaan.

John Terry ayaa sheegay in 3-da boos ee ugu horeeya ay ku tartamayaan kooxaha kala ah Manchester City, Liverpool iyo Chelsea.

Image result for Liverpool Chelsea Man City

Wuxuuna cadeeyay in booska 4-aad uu yahay mid u dhexeeya kooxaha Tottenham iyo Manchester United oo midood ay xaqiijin doonto booskaas muhiimka ah.

Laakiin wuxuu gabi ahaanba meesha ka saaray Arsenal oo guul daro ku furatay labadii kulan ee ugu horeeyay horyaalka ingiriiska xiliciyaareed kaan.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close