Day: September 8, 2018
-
England
“Waxa dhex maray Sergio Ramos iyo Mohamed Salah waa wax iska caadi ah”…Harry Kane
(England) 08 Sept 2018. Harry Kane ayaa xaqiijiyay in dhacdadii ku dhex martay xidigaha Sergio Ramos iyo Mohamed Salah finalkii Champions…
Read More » -
Spain
Rivaldo oo si xoogan kaga soo hor jeestay in kulamo qaar ee horyaala La Liga lagu ciyaaro dalka Mareykanka
(Spain) 08 Sept 2018. Laacibkii hore xulka qaranka Brazil Rivaldo ayaa si weyn kaga soo horjeestay hadalkii maamulka La Liga ay…
Read More » -
England
John Terry oo ka warbixiyay waxa uu u baahan yahay inuu helo Mourinho si uu Man United kula guuleysto koobab
(Manchester) 08 Sept 2018. Halyeeyga kooxda Chelsea John Terry ayaa muujiyay aragtidiisa ku aadan waxa uu u baahan yahay Jose Mourinho…
Read More » -
Spain
Xidigaha kooxda Real Madrid oo si weyn ugu taageerayo Luka Modric dagaalka uu kula jiro Cristiano Ronaldo
(Real Madrid) 08 Sept 2018. Wargeyska “Marca” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Luka Modric uu taageera xoogan…
Read More » -
Germany
Joachim Low oo fariin ku aadan İlkay Gundogan u diray jamaahiirta xulka qaranka Germany
(Germany) 08 Sept 2018. Joachim Low ayaa ka codsaday jamaahiirta iyo saxaafda dalka Germany in weerarka ay ka joojiyaan laacibka asal…
Read More » -
England
“Waxay i dhahaan LAGA ROONE.”.
(London) 08 Sab 2018. Daafaca Arsenal Hector Bellerin ayaa aad uga Careysan aflagaadada ka soo gaareysa taageerayaasha marka uu ku…
Read More » -
England
Milan oo Janaayo ku soo Jeeda Cesc Fabregas
(Europe) 08 Sab 2018. Camaaliqada Serie A AC Milan ayaa isku diyaarineysa inay Janaayo u soo dhaqaaqdo xiddiga qadka dhexe…
Read More » -
England
Paul Pogba oo iska fogeeyay mas’uuliyada wararka xanta ah ee ku aadan inuu ka tagayo Old Trafford
(Manchester) 08 Sab 2018. Paul Pogba ayaa ug dambeyn ka baxay aamusnaanta wuxuuna ka hadlay wararka leysla dhex qaadayay maalmihii lasoo dhaafay…
Read More » -
England
Sababta dhabta ah ee Paul Pogba uu u doonayo inuu ka tago United oo la ogaaday! (Ma ahan Mourinho)
(Manchester) 08 Sab 2018 Paul Pogba ayaa lala xiriiriyay suuqii xaggaaga inuu ka tagayo kooxdiisa Manchester United kadib markii ay isku…
Read More » -
England
Ramos oo ka war helay saxiixa ugu horeeya ee Real Madrid ay samaynayso suuqa Janaayo (Waa xiddig wayn oo ka ciyaara Premier League)
(Madrid) 08 Sab 2018 Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ka war helay saxiixa ugu horeeya ee kooxdiisu ay…
Read More »