Day: September 5, 2018
-
France
Gudiga anshaxa ee ururka kooxaha France oo ganaax dul dhigay Kylian Mbappé
(PSG) 05 Sab 2018. Gudiga anshaxa ee ururka kooxaha Faransiiska ayaa ku dhawaaqay in weeraryahanka kooxda PSG ee Kylian Mbappé uu…
Read More » -
England
Liverpool oo wadahadal la furtay Adrien Rabiot si ay qaab bilaash ah ugu hesho
(Liverpool) 05 Sab 2018 Liverpool ayaa wadahadal la furtay xiddiga qadka dhexe ee PSG iyo xulka France ee Adrien Rabiot kaas oo…
Read More » -
Germany
Toni Kroos oo talo muhiim ah u diray laacibka kooxda Manchester City ee Leroy Sané
(Germany) 05 Sab 2018.Toni Kroos ayaa wuxuu kala taliyay saaxiibkiis ay isku dalka yihiin iyo kooxda Manchester City ee Leroy…
Read More » -
France
Mid kamid ah xiddigaha kooxda PSG oo ka caraysiiyay Nasser Al-Khelaifi
(Paris) 05 Sab 2018 Milkiilaha kooxda PSG ee Nasser Al-Khelaifi ayaa si wayn uga carooday mid kamid ah xiddigaha kooxdiisa. Mundo Deportivo…
Read More » -
Italy
Barzagli oo tilmaamay in imatinka Ronaldo ay kooxda Juventus ka dhigtay mid ka awood badan xili ciyaareedkii hore
(Juventus) 05 Sab 2018. Andrea Barzagli ayaa dareen farxad leh ka muujiyay imaatinka Juventus ee laacibkii hore kooxda Rea Madrid Cristiano…
Read More » -
Spain
“Kuwa ka maseyrsan Modric, hala dhintaan maseyrkooda”… Rakitić oo u jawaab celiyay wakiilka Cristiano Ronaldo
(Barcelona) 05 Sab 2018. Laacibka kooxda Barcelona ee Ivan Rakitić ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in laacibka Real Madrid ee Luka…
Read More » -
Spain
“Waxaan codsaday inaan ka tago Atletico Madrid, sida uu sameeyay Gabi”… Filipe Luís
(Atletico) 05 Sab 2018. Difaaca kooxda Atletico Madrid Filipe Luís ayaa wuxuu xaqiijiyay in Paris Saint-Germain ay u soo gudbisay dalab…
Read More » -
Spain
Julen Lopetegui oo qorshe nasiino la’aan ah u dajiyay Marcelo
(Madrid) 05 Sab 2018 Tababaraha Real Madrid ee Julen Lopetegui ayaan la dhicin qaab ciyaareedka xiliciyaareed kaan uu soo bandhigayo Marcelo. Laacibka…
Read More » -
Spain
Arturo Vidal oo wal wal ku abuuray Barcelona kadib markii ……..!
(Barcelona) 05 Sab 2018 Xiddiga reer Chile ee Arturo Vidal ayaa wal wal wayn ku abuuray kooxdiisa Barcelona xili kulamo badan ay…
Read More » -
England
Alvaro Morata oo ka hadlay wararka sheegaya inuu wadahadal la galay Real Madrid
(London) 05 Sab 2018 Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Alvaro Morata ayaa ka hadlay xaqiiqada ka jirta inuu wadahadal la galay kooxdiisii…
Read More »