SAWIRRO: Manchester City oo soo bandhigtay maaliyadeeda 3-aad….(Goorma ayaa ugu dambeysay inay Midabkaan xirato?)

(Manchester) 04 Sab 2018. Manchester City ayaa soo bandhigtay maaliyadeeda saddexaad ee kal ciyaareedka cusub.

Midabkaan marar badan ayay Taariikhda horey u soo xiratay kooxda Pep Guardiola balse waa markii ugu horreysay ay xirtaan iminka tan iyo xilli ciyaareedkii 2010-11.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close