RASMI: Mourinho oo ku dhawaaqay liiska ciyaartoyda kaga qeyb galaya tartanka Champions League

(Manchester) 04 Sab 2018. Macalinka kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha uu u soo xushay in kala qeyb galaan xili ciyaareedkan 2018/2019 tartanka Champions League.

Kooxda reer England ee Manchester United ayaa markii ugu dambeesay ay kusoo guuleysato tartanka Manchester United waxay ahayd sanad-kii 2008.

Hadaba liiska rasmiga ah uu ku dhawaaqay macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho si ay kala qeyb galaan tartanka Champions League xili ciyaareedkan 2018/2019 ayaa kala ah.

Goolhaaye:  David De Gea, Lee Grant, Sergio Romero,

Difaacyada: Victor Lindelof, Eric Bailly, Phil Jones, Chris Smalling, Marcos Rojo, Diogo Dalot, Luke Shaw, Antonio Valencia, Matteo Darmian,

Khadka Dhexe: Paul Pogba, Juan Mata, Jesse Lingard, Andreas Pereira, Marouane Fellaini, Nemanja Matic, Scott McTominay.

Weerarka: Alexis Sanchez, Romelu Lukaku, Anthony Martial.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close