Musharxiiinta abaal Marinta WIILKA DAHABIGA oo la soo saaray….(Arag LIISKA oo dhammeystiran)

(Europe) 04 Sab 2018. Tuttosport ee dalka Talyaaniga ayaa soo saartay 60-ka xiddig ee u sharaxan abaal marinta Wiilka Dahabiga Golden Boy 2018.

19-jirka Koobka adduunka kula guuleystay Faransiiska isla markaana u ciyaara naadiga PSG Kylian Mbappe ayaa ugu cad cad abaal marinta inuu ku guuleysto waxayna noqon doontaa Taariikh haddii loo caleemo saaro.

Da’yarka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka ayaa noqon doona laacibkii ugu horreeyay ebid ee abaal marinta ku guuleysta labo jeer maadaama uu qaaday sanadkii tagay.

Liiska dheer ee ka kooban 60-ka  xiddig ee da’da yar ayaa 20 uun laga soo reebi doonaa bisha November, Saxafiyiin ka kala timid daafaha Yurub ayaana go’aamin doona bisha December ku guuleystaha Golden Boy 2018.

Abaal marintan waxaa horey ugu soo guuleystay xiddigo ay ka mid yihiin  Lionel Messi, Wayne Rooney, Raheem Sterling, Isco iyo Paul Pogba.

Arag LIISKA 60 ka xiddig ee u sharaxan abaal marinta Wiilka Dahabiga:

Achraf Hakimi – Real Madrid

Carles Alena – Barcelona

Trent Alexander-Arnold – Liverpool

Kevin Adou Amian – Toulouse

Houssem Aouar – Lyon

Musa Barrow – Atalanta

Sander Berge – Genk

Brahim Diaz – Manchester City

Justin Bijlow – Feyenoord

Josip Brekalo – Wolfsburg

Patrick Cutrone – Milan

Dani Olmo – Dinamo Zagreb

Diogo Dalot – Manchester United

Tom Davies – Everton

Mathijs De Ligt – Ajax

Moussa Diaby – PSG

Moussa Djenepo – Standard Liege

Ritsu Doan – Groningen

Gabriel Eder Militao – Porto

Odsonne Edouard – Celtic

Ecco Evander – Midtjylland

Phil Foden – Manchester City

Juan Foyth – Tottenham

Godson Fernandes – Benfica

Nicolas Gonzalez – Stuttgart

Amadou Haidara – Red Bull Salzburg

Kai Havertz – Bayer Leverkusen

Jonathan Ikone – Lille

Joao Jota – Benfica

Eduardo Jovane Cabral – Sporting

Dejan Joveljic – Red Star Belgrade

Boubacar Kamara – Marseille

Yann Karamoh – Bordeaux

Moise Kean – Juventus

Justin Kluivert – AS Roma

Tuen Koopmeiners – AZ Alkmaar

Alban Lafont – Toulouse

Leo Jaba – PAOK

Luca Zidane – Real Madrid

Mikhail Lysov – Lokomotiv

Jean-Victor Makengo – Nice

Manu Garcia – Toulouse

Mauro Junior – PSV

Kylian Mbappe – PSG

Weston McKennie – Schalke 04

Evan N’Dicka – Eintracht Frankfurt

Pietro Pellegri – Monaco

Rondel Pierre-Gabriel – Monaco

Christian Pulisic – Borussia Dortmund

Ruben Vinagre – Wolves

Marcelo Saracchi – RB Leipzig

Ismaila Sarr – Rennes

Ryan Sessegnon – Fulham

Toni Moya – Atletico Madrid

Dayton Upamecano – RB Leipzig

Federico Valverde – Real Madrid

Vinicius Junior – Real Madrid

Moussa Wague – Barcelona

Timothy Weah – PSG

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close