Gareth Bale oo ka codsaday Real Madrid saxiixa mid kamid ah xiddigaha ugu shidan Premier League!

(Madrid) 04 Sab 2018 Gareth Bale ayaa ka codsaday maamulka kooxdiisa Real Madrid saxiixa mid kamid ah xiddigaha ugu shidan Premier League.

Don Balon ayaa daaha ka qaaday in Gareth Bale uu ka codsaday maamulka Real Madrid saxiixa laacibka Tottenham iyo xulka ingiriiska ee Dele Alli.

Image result for Dele Alli Real Madrid

Bale ayaa doonaya in Dele Alli uu noqdo laacibkii 3-aad ee Real Madrid ay ka soo iibsato Tottenham tan iyo 2012 kadib Modric iyo isaga.

Qiimaha Dele Alli ay ku la wareegi karto Real Madrid ayaa lagu qiyaasayaa lacag dhan 120 milyan oo euro maadaama uu yahay 22 jir.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close