Day: September 4, 2018
-
Champ' League
RASMI: Mourinho oo ku dhawaaqay liiska ciyaartoyda kaga qeyb galaya tartanka Champions League
(Manchester) 04 Sab 2018. Macalinka kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha uu u soo xushay in…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Barcelona oo ku dhawaaqday liiska xidigaha kaga qeyb galaya tartanka Champions League xili ciyaareedka 2018-2019
(Barcelona) 04 Sab 2018. Kooxda Barcelona ayaa shaaca ka qaaday liiskeeda rasmiga ee xidigaha kaga qeyb galaya tartanka Champions League xili…
Read More » -
England
Weeraryahanka Southampton iyo Maxamed Saalax oo SHARAD wada galay!!!
(Egland) 04 Sab 2018. Weeraryahanka Southampton Danny Ings ayaa Sharad la galay dhaliyaha kooxda Liverpool Maxamed Saalax. Xiddiga reer Masar ayaa dhaliyay…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Lopetegui oo ku dhawaaqay liiska xidigaha Real Madrid kaga qeyb galaya Champions League xili ciyaareedkan 2018/2019
(Real Madrid) 04 Sab 2018. Macalinka kooxda Real Madrid Julen Lopetegui ayaa wuxuu shaaca ka qaaday liiska rasmiga ah ee ciyaartoyda…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo lumiyay kalsoonida qaar ka mid ah ciyaartoyda kooxda Manchester United
(Manchester) 04 Sab 2018. Wararka ka imaanaya gudaha dalka England ayaa waxay shaaca ka qaadeen in macalinka reer Portugal ee Jose…
Read More » -
Afrika
“Salah wuxuu u qalmaa inuu ku guulesyto abaal marinta FIFA The Best”.. Madaxweynaha CAF Ahmad Ahmad
(Africa) 04 Sab 2018. Madaxweynaha (CAF) Ahmad Ahmad ayaa farxad weyn ka muujiyay in Mohamed Salah uu kula dagaalamo abaal marinta…
Read More » -
Italy
Xaaska Mauro Icardi oo sharad la gashay Cristiano Ronaldo
(Serie A) 04 Sab 2018. Wanda Nara oo ah xaaska iyo wakiilka Mauro Icardi ayaa ka hadashay imaatinka Cristiano Ronaldo…
Read More » -
Italy
Juventus iyo Real Madrid oo is dhaafsanaya labadaan laacib bisha Janaayo
(Turin) 04 Sab 2018 Kooxaha Juventus iyo Real Madrid ayaa is dhaafsanaya labadaan laacib sida ay baahisay TuttoSport. Maamulka Juventus ayaa…
Read More » -
England
Gareth Bale oo ka codsaday Real Madrid saxiixa mid kamid ah xiddigaha ugu shidan Premier League!
(Madrid) 04 Sab 2018 Gareth Bale ayaa ka codsaday maamulka kooxdiisa Real Madrid saxiixa mid kamid ah xiddigaha ugu shidan Premier…
Read More » -
England
Manchester United oo markale isku dayaysa saxiixa Sergej Milinkovic Savic
(Manchester) 04 Sab 2018 Manchester United ayaa markale isku dayaysa saxiixa laacibka kooxda Lazio iyo xulka Serbia ee Sergej Milinkovic Savic. Tababare…
Read More »