Day: September 3, 2018
-
Italy
RASMI: Claudio Marchisio oo ku biiray kooxda Zenit Saint Petersburg ee dalka Russia
(Zenit) 03 Sab 2018. Kooxda Zenit Saint Petersburg ayaa shabakadeeda rasmiga ah ku shaacisay inay lasoo saxiixatay Claudio Marchisio, kadib markii…
Read More » -
England
Deschamps oo ka jawaab celiyay xaqiiqada ah in xidigaha Faransiis ah aanan lagu sharfin abaalmarinta FIFA
(France) 03 Sab 2018. Macalinka xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa xaqiijiyay inuu la yaabay islamarkaana uu ka careysan yahay…
Read More » -
England
Kooxda Usbuuca ee Premier League oo la soo saaray…. (Man City oo xiddigaha ugu badan ku leh) + SAWIRRO
(England) 03 Sebt 2018. Waxaa la ciyaaray kulamadii afaraad ee Premier League xilli ciyaareedka cusub 2018-19 iyadoo ay guul wada gaareen…
Read More » -
England
RASMI: kooxda Liverpool oo heshiiska cusub ka saxiixatay Jordan Henderson
(Liverpool) 03 Sab 2018. Kooxda Liverpool ayaa ku dhawaaqday in ay heshiis cusub oo waqti dheer ah ka saxiixatay kabtanka kooxdeeda…
Read More » -
England
“Aad ayaan u faraxsanahay sababtoo ah waxaan qeyb ka ahay mid ka mid ah kooxaha ugu fiican aduunka”… Lacazette
(Arsenal) 03 Sab 2018. Weeraryahanka kooxda Arsenal Alexandre Lacazette ayaa sheegay in dhamaan ciyaartoyda Gunners ay sida caruurta oo kale wax…
Read More » -
England
Mido oo ka hadlay in Salah uu ka mid noqday magacyada saddexda xidig ku tartami doont abaal marinta FIFA The Best
(Liverpool) 03 Sab 2018. Mohamed Salah ayaa wuxuu ka mid noqday liiska saddexda laacib isugu soo hartay inay ku dagaalamaan ku…
Read More » -
Germany
Madaxweynaha kooxda Bayern Munich Uli Hoeneß oo talo muhiim ah u diray kooxda PSG
(Bayern) 03 Sab 2018. Madaxweynaha kooxda Bayern Munich Uli Hoeneß ayaa kula taliyay maamulka PSG inay raadsadaan agaasimo ciyaareed ee cusub…
Read More » -
Italy
Ronaldo JR oo sameeyay wax uu awoodi waayay inuu sameeyo Aabihiis Cristiano!!
(Turin) 03 Sab 2018 Ronaldo JR ayaa sameeyay wax uu awoodi waayay inuu sameeyo aabihiis Cristiano xiliciyaareed kaan bilowga ah. Cristiano…
Read More » -
England
Thibaut Courtois iyo Zidane oo u kala tartamaya goolhayaha iyo tababaraha ugu fiican adduunka
(Zurich) 03 Sab 2018 FIFA ayaa soo saartay liiska goolhayeyaasha ku tartamaya abaal marinta goolhayaha ugu wanaagsan adduunka. Goolhayaha dhawaan ka…
Read More » -
England
Romelu Lukaku oo fariin u diray jamaahiirta kooxda Manchester United kadib guushii ay ka gaareen Burnley
(Premier League) 03 Sab 2018. Weeraryahanka kooxda Manchester United Romelu Lukaku ayaa sheegay kadib markii uu dhaliyay 2-dii gool ay guusha…
Read More »