SHAXDA RASMIGA AH kulanka La Liga ee kooxaha Barcelona vs Huesca

(La Liga) 02 Sab 2018. Macalinka kooxda Barcelon Ernesto Valverde iyo dhigiisa kooxda Huesca ayaa ku dhawaaqeen shaxahooda ramiga ah kahor kulankooda saddexaad ee  La Liga.

Barcelona ayaa caawa garoonka Cump Nou kusoo dhaweyn doonta kooxda heerka labaad kasoo dalacday ee Huesca.

Hadaba shahaha labada kooxood ee kulankan halka hoose ka daawo:

Barcelona: Ter Stegen, Sergi Roberto, Gerard Pique, Samuel Umtiti, Jodri Alba, Coutinho, Ousmane Dembele, Ivan Rakitic, Sergio Busquets, Lionel Messi iyo Luis Suarez

Huesca: Axel Werner, Miramon, Jorge Pulido, Xabier Etxeita, Luisinho, Gomez, Melero, Damian Musto, Alex Gallar, Juan Camilo Hernandez, Samuele Longo.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close