Day: September 2, 2018
-
Spain
Barcelona oo si xun u xasuuqday kooxda Huesc xili Messi iyo Suarez ay min LABA gool dhaliyeen
(La Liga) 02 Sab 2018. Kooxaha Barcelona ayaa guul raaxa leh ka gaartay kulankeeda saddexaad ee horyaalka La Liga xili ciyaareedkan…
Read More » -
England
Romelu Lukaku oo soo bar-bareeyay goolasha Didier Drogba ee horyaalka Premier League
(England) 02 Sab 2018. Romelu Lukaku ayaa guul ku hogaamiyay kooxda Manchester United, kadib markii uu 2 gool dhaliyay kulankii…
Read More » -
England
Pogba oo Manchester United u sheegay goorta uu ka tagayo iyo kooxda uu ku biirayo!!
(England) 02 Sab 2018. Paul Pogba ayaa dhagta ugu dhibciyay Manchester United goorta uu doonayo inuu ka tago iyo kooxda…
Read More » -
England
Man United oo badisay iyo Tottenham oo afka ciida loo daray+SAWIRRO
( Premier League ) 02 September 2018. Laba gool uu dhaliyay weeraryahanka Romelo Lukaku ayaa dib ugu soo celisay united wada…
Read More » -
Spain
Lopetegui oo dalbaday saxiixa xidig muhiim ah si uu kaga taqaluso mid ka mid ah ciyaartoyda ugu muhiimsan Real Madrid
(Real Madrid) 02 Sab 2018. Wargeyska “Don Balón” ee dalka Spain oo sheegay in Julen Lopetegui uu ka dalbaday maamulka kooxda…
Read More » -
England
Neymar oo la ogaaday kooxda uu ku biirayo haddii uu u soo dhaqaaqo Premier League….(Ma ahan Man United)
(Europe) 02 Sab 2018. Warsidha Express ayaa sheegaya in Neymar uu door bidayo inuu u dhaqaaqo Chelsea ama Arsenal haddii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Taageerayaasha Manchester United oo ka horyimid Ed Woodward una sheegay inuu ……..!! +SAWIRRO
(Manchester) 02 Sab 2018 Taageerayaasha kooxda Manchester United ayaa si wayn uga horyimid madaxa fulinta kooxdooda ee Ed Woodward. Ka hor intii…
Read More » -
Spain
SHAXDA RASMIGA AH kulanka La Liga ee kooxaha Barcelona vs Huesca
(La Liga) 02 Sab 2018. Macalinka kooxda Barcelon Ernesto Valverde iyo dhigiisa kooxda Huesca ayaa ku dhawaaqeen shaxahooda ramiga ah…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Sadio Mane oo qaaday Talaabo ka Farxisay qof kasta oo MUSLIM ah…(DAAWO)
(England) 02 Sab 2018. Muuqaal la soo dhigay baraha bulshada oo uu ka soo muuqanayo dhaliyaha Liverpool Sadio Mane ayaa…
Read More » -
England
Alexandre Lacazette oo Guul ku Hogaamiyay Arsenal kulankii ay u Martiyeen dhigeeda Cardiff City+SAWIRRO
( Premier League ) 02 September 2018. Arsenal ayaa guushii ugu horreeysay ku gaartay kulamada banaanka markii ay 3-2 ku dhaafeen…
Read More »