Valverde oo ku dhawaaqay liiska xidigaha kaga qeyb galaya kulanka Huesca ee horyaalka La Liga

(Barcelona) 01 Seb 2018. Macalinka kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa soo saaray liiska xidiga uu kala hor tagayo kulanka Huesca ee horyaalka La Liga, kaasoo ka dhici doono garoonka Cump Nou.

Waxaa liiska uu ku dhawaaqay tababare Ernesto Valverde ka maqnaa xidigo ay ka mid yihiin Rafinha, Vermaelen iyo Denis Suárez oo sababa la xiriira farsamo iyo dhaawac ku kala maqan.

Hadaba liiska xidigaha uu ku dhawaaqay tababare Ernesto Valverde ayaa waxaa kusoo baxay:

Goolhaaye: Ter Stegen iyo Jasper Cillessen

Difaaca: Sergi Roberto, Samuel Umtiti, Gerard Pique, Jordi Alba, Nélson Semedo iyo Clément Lenglet.

Khadka dhexe: Sergio Busquets, Ivan Rakitic, Philippe Coutinho, Arturo Vidal

Weerarka: Ousmane Dembélé, Luis Suarez, Lionel Messi, Munir El Haddadi, Malcom.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close