Shaxda rasmiga ah ee Real Madrid vs Leganes (Thibaut Courtois oo ku soo bilowday)

(Madrid) 01 Sab 2018 Tababare Julen Lopetegui ayaa markii ugu horasay ku soo bilaabay safkiisa goolhayaha ku cusub kooxda ee Thibaut Courtois.

Real Madrid ayaa goor dhaw marti qaadaysa kooxda Leganes kulan ka tirsan isbuuca 3-aad ee La Liga, waxaana ku soo bilowday xiddigo cajiib ah.

Waxaa ku soo bilowday Luka Modric oo la filayay in keydka la dhigo kulankaan, balse tababaraha ayaa keyka dhigay Isco.

Sidoo kale, Asensio, Bale iyo Benzema ayaa si wada jir ah ugu soo bilowday safka hore ee Real Madrid, halka Mariano uu keydka fadhiyo.

Shaxda Real Madrid vs Leganes:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close