Shaxda rasmiga ah ee Parma vs Juventus (Paulo Dybala oo keydka fadhiya)

(Parma) 01 Sab 2018 Tababare Allegri ayaa soo saaray shaxda kooxdiisu ay caawa kala hortagayso kooxda Parma.

Wuxuu ku soo galay isla shaxdii uu guusha uga gaaray kooxda Lazio isbuucii hore, Ronaldo iyo Mario Mandzukic ayaana iska caawinaya dhanka weerarka.

Paulo Dybala iyo Douglas Costa ayaa keydka ku soo bilowday kulankii labaad oo xiriir ah, Allegri ayaana garoonka soo galiyay ciyaartoyda uu is leeyahay waa ay la shaqayn karaan Ronaldo.

Shaxda Parma vs Juventus:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close