Month: September 2018
-
Wararka
“Lionel Messi ma awoodo inuu ka tago xulka qaranka Argantina”… Riquelme
(Argantina) 30 Sab 2018. Ciyaaryahankii hore xulka qaranka Argantina ee Juan Román Riquelme ayaa aaminsan in xiddiga ay isku wadanka yihiin…
Read More » -
England
David Luiz oo ka warbixiyay dareenkiisa kaga aadan la shaqeynta tababare Maurizio Sarri ee xili ciyaareedkan
(Chelsea) 30 Sab 2018. Difaaca reer Brazil ee David Luiz ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay la shaqeynta macalinka cusub…
Read More » -
England
Steven Gerrard oo ka warbixiyay waxa ka maqan kooxda Liverpool si ay ugu guuleysato horyaalka Premier League
(Liverpool) 30 Sab 2018. Ciyaaryahankii hore kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa ka warbixiyay waxa ka maqan Reds si ay ugu guuleysato…
Read More » -
England
Didier Deschamps oo ka difaacay Pogba dhaleeceenada kaga imaanaya Jose Mourinho
(Manchester) 30 Sab 2018. Macalinka xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa difaacay xidiga khadka dhexe kooxda Manchester United ee Paul…
Read More » -
Champ' League
Lopetegui oo ku dhawaaqay liiska xidigaha Real Madrid kulanka CSKA Moscow ee tartanka Champions League
(Real Madrid) 30 Sab 2018.Tababare Julen Lopetegui ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha Real Madrid uu ula safri doono kulanka CSKA…
Read More » -
England
Kabtankii hore kooxda Manchester United Gary Neville oo si weyn u difaacay Jose Mourinho
(Manchester) 30 Sab 2018. Kabtankii hore ee kooxda Manchester United ee Gary Neville, ayaa ku xaqiijiyay bartiisa rasmiga ah ee Twitter-ka…
Read More » -
Italy
Maxay tahay sababta uu Ronaldo u diiday dalabyadii uu ka helay kooxaha PSG iyo Man United?
(Juventus) 30 Sab 2018. Wargeyska “Marca” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday sababaha ku dhiiragalisay Cristiano Ronaldo inuu iska…
Read More » -
England
Mourinho oo mar dhow laga ceyrinayo Manchester United…(Ogoow Goorta)
(Manchester) 30 Sab 2018. Manchester United ayaa ku bilaabatay sidii ugu xumeyd 29 sano kaddib horyaalka Premier League iyadoona 9-dhibcood u…
Read More » -
England
Iska iloow Pogba, Mourinho oo isku diyaarinaya inuu ka maarmo adeega xidig kale ee ku sugan Manchester United
(Manchester) 30 Sab 2018. Macalinka koxoda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa wuxuu qorsheenayaa inuu kooxda ka fasaxo mid kal mid…
Read More » -
England
Mido oo fariin u diray shaqsiyaadka dhaliilsan qaab ciyaareedka Mohamed Salah
(Liverpool) 30 Sab 2018. Ahmed Hossam Mido ayaa amaanay xidiga ay isku dalka kasoo wada jeedaan ee kooxda Liverpool Mohamed Salah,…
Read More »