“Wali waxaan ku gudi jirnaa bilaw”… Pep Guardiola oo garab istaag weyn u muujiyay Manchester United

(Manchester) 31 Agoosto 2018. Pep Guardiola ayaa tilmaamay in Manchester United ay ka mid noqon doonto kooxaha ku dagaalami doono xili ciyaareedkan horyaalka Premier League.

Manchester United ayaa lasoo kulantay guuldarooyin labadii kulan lasoo dhaafay ee horyaalka Premier League ay kula ciyaartay kooxaha Tottenham Hotspur iyo Brighton.

Laakiin si walba ay ahaato Pep Guardiola ayaa aaminsan in Manchester United ay dagaalami doonto kulamada soo aadan ay ka ciyaari doonto horyaalka Premier League.

“Marka aad guul la kulanto waxaad la kulmeysa eedeymo, laakiin marka aad guuleysato waxaad noqoneysaa mid aad u fiican”.

“Manchester United weli waa koox weyn, wali waxaan ku gudi jirnaa bisha Agoosto, laakiin xili ciyaareedka waa mid fog, horyaalka dhabtiisa wuxuu bilaaban doonaa kadib fasaxa kulamada caalamiga ah”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close