Yaa Caawa ku guuleysan doona Abaal marinta Laacibka Sanadka ee Yurub???

(Europe) 30 Agoosto 2018. Magaalada Monaco ayaa caawa lagu bixin doonaa abaal marinta laacibka Sanadka ee Europe UEFA Player of the Year 2017/18..

Waxaa ku hardami doona xiddigaha aan kala dhicin ee Luka Modrić (Croatia – Real Madrid CF), Cristiano Ronaldo (Portugal – Real Madrid CF, ee iminka ku sugan Juventus), Mohamed Salah(Egypt – Liverpool FC).

Xaflada dhici doonta caawa fiidkii ayaa sidoo kale lagu bixin doonaa abaal marinada Champions League ee kal ciyaareedkii tagay iyadoona la sameyn doono isku aadka CL ee kal ciyaareedka Cusub.

Waxaa sidoo kale la bixin doonaa Abaal marinta laacibada Sanadka Yurub oo waxaa ku tartami doona Pernille Harder (Denmark – VfL Wolfsburg), Ada Hegerberg (Norway – Olympique Lyonnais), Amandine Henry (France – Olympique Lyonnais).

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close