DEG DEG: Modric oo Abaal marinta Laacibka Sanadka ku garaacay Ronaldo iyo Maxamed Saalax

(Europe) 30 Agoosto 2018. Luka Modric ayaa ku guuleystay abaal marinta Laacibka sanadka ee Yurub 2017/2018.

Kabtanka xulka Croatia ayaa abaal marinta ku garaacay Cristiano Ronaldo iyo Maxamed Saalax.

Messi isagu maba lagu soo darin saddexda u tartameysay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close