DEG DEG: Isku aadka Carabao Cup oo la sameeyay….(Chelsea iyo Liverpool oo qoorta la isku galiyay)

(England) 30 Agoosto 2018. Carabao Cup ayaa isla soo gaaray wareegiisa 3-aad iyadoo ay ku soo biireen kooxaha waa wayn ee Premier League.

Kooxaha waa wayn ayaa isku aadka loo fududeeyay iyadoona lagu aadiyay kooxo yar yar marka laga reebo Chelsea iyo Liverpool oo qoorta la isku galiyay.

Tottenham ayaa iyana lagu beegay Watford.

Man United ayaa lagu aadiyay Derby County taa oo ka dhigan in Jose Mourinho uu wajihi doono Laacibkiisii hore ee Fran Lampard oo tababare u ah kooxda yar.

Haddaba isku aadka wareega Saddexaad ayaa sidan loo sameeyay:

West Brom vs Crystal Palace

Arsenal vs Brentford

Burton Albion vs Burnley

Wycombe Wanderers vs Norwich City

Oxford United vs Manchester City

West Ham United vs Macclesfield Town

Millwall vs Fulham

Liverpool vs Chelsea

Bournemouth vs Blackburn Rovers

Preston North End vs Middlesbrough

Wolverhampton Wanderers vs Leicester City

Tottenham Hotspur vs Watford

Blackpool vs Queens Park Rangers

Everton vs Southampton

Manchester United vs Derby County

Nottingham Forest vs Stoke City

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close