Deg Deg: Isku Aadka Champions League heerkiisa group-yada oo la sameeyay, (Kulamadee ayaa ugu xiiso badan?)

(Europe) 30 Agoosto 2018. Isku aadka Tartanka ugu xiisaha badan horyaalada Yurub ee Champions League ayaa la sameeyay goor dhoweyd ee caawa Fiidkii.

kooxda Real Madrid oo difaacaneysa tartankan ayaa hogaaminaysa Group G waxaana kula jira kooxaha AS Roma, CSKA Moscow iyo Viktoria Plzen

Hadaba halka hoose kala soco isku aadka tartanka Champions League oo dhameystiran:

Group A:

Atletico Madrid

Borussia Dortmund

Monaco

Club Brugge.

Group B:

Barcelona

Tottenham

PSV

Inter Milan

Group C:

PSG

Napoli

Liverpool

Red Star Belgrade

Group D:

Lokomotiv Moscow

Porto

Schalke

Galatasaray

Group E:

Bayern Munich

Benfica

Ajax

AEK Athens

Group F:

Manchester City

Shakhtar Donetsk

Lyon

Hoffenheim

Group H:

Juventus

Manchester United

Valencia

Young Boys

Group G:

Real Madrid

Roma

CSKA Moscow

Viktoria Plzen.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close