Day: August 29, 2018
-
Italy
“Ma fahmi karo heshiiska uu Cristiano Ronaldo ugu biiray kooxda Juventus”…Michel Platini
(Juventus) 29 Agoosto 2018. Halyayga reer France ee Michel Platini ayaa sheegay sida uu ula yaabay heshiiska uu Cristiano Ronaldo ugu…
Read More » -
Spain
RASMI: Mariano Díaz oo dib ugu laabtay kooxda Real Madrid
(Real Madrid) 29 Agoosto 2018. Kooxaha Lyon iyo Real Madrid ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay ka heshiiyeen in laacibka…
Read More » -
England
Macalinka Burnley Sean Mark Dyche oo difaacay Mourinho, kahor kulanka ay kuwada ciyaari doonaan Premier League
(Burnley) 29 Agoosto 2018. Macalinka kooxda Burnley Sean Mark Dyche ayaa wuxuu difaacay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho oo la…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo xiiseenaya inuu raaco wadada Lionel Messi
(Juventus) 29 Agoosto 2018. Wararka ka imaanaya gudaha dalka Talyaaniga ayaa waxay shaaca ka qaadeen in Cristiano Ronaldo uu ka fiirsanayo…
Read More » -
England
Halyayga kooxda Manchester United Ryan Giggs oo si weyn u garab istaagay Jose Mourinho
(Manchester) 29 Agoosto 2018. Halyayga reer Weles iyo kooxda Manchester United Ryan Giggs ayaa wuxuu ka hadlay xaalada adag uu haatan…
Read More » -
England
Sadio Mané oo ka hadlay Mohamed Salah iyo bar-tilmaameedyada Liverpool ee xili ciyaareedkan
(Liverpool) 29 Agoosto 2018. Sadio Mané ayaa wuxuu ka warbixiyay in Liverpool ay ka dhigan doonto muhiimada koowaad xili ciyaareedkan…
Read More » -
England
Real Madrid oo la xiriirtay koox Ingiriis ah si ay u hesho badalka Marcelo
(Madrid) 29 Agoosto 2018 Real Madrid ayaa xiriir la samaysay koox ingiriis ah si ay u hesho badalka daafaca reer Brazil…
Read More » -
Champ' League
Manchester United oo gali karta guruubka dhimashada ee Champions League
(Manchester) 29 Agoosto 2018 Manchester United ayaa gali karta guruubka dhimashada ee koobka horyaalada yurub xili xaalku uu aad ugu xun…
Read More » -
England
Joachim Low oo markale xulka uga yeeray Leroy Sane
(Berlin) 29 Agoosto 2018 Tababaraha xulka qaranka Germany ee Joachim Low ayaa soo saaray liiska xiddigaha uu u soo xushay kulamada…
Read More » -
England
Yaya Toure oo ka gudbay tijaabada caafimaadka ee koox ka ciyaarta Premier League
(London) 29 Agoosto 2018 Wakiilka Yaya Toure ayaa xaqiijiyay in laacibku uu tijaabada caafimaadka u maray koox cusub oo la filayo…
Read More »