Day: August 28, 2018
-
England
“Kubada cagta mararka qaar waa cadaalad daro”…. Paul Pogba
(Manchester) 28 Agoosto 2018. Khadka dhexe kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa iska diiday inuu wax niyad jab ah…
Read More » -
England
Harry Kane oo fariin cad ee digniin ah u diray kooxda Liverpool, kadib guushii ay ka gaareen Manchester United
(Tottenham) 28 Agoosto 2018. Weeraryahanka kooxda Tottenham Hotspur Harry Kane ayaa wuxuu fariin cad ee digniin ah u daray Liverpool, wuxuuna…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Shaqiri inuu kusoo bilaawday kursiga keydka saddexdii kulan ay Liverpool kasoo ciyaartay Premier League?
(Liverpool) 28 Agoosto 2018. Xherdan Shaqiri ayaa iska diiday fikrada ah inuu ka careesan yahay inuusan kasoo muuqan shaxda tooska ah…
Read More » -
Spain
RASMI: Barcelona oo ku dhawaaqday in Paco Alcácer uu u dhaqaaqay kooxda Borussia Dortmund
(Barcelona) 28 Agoosto 2018. Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in weeraryahankeeda Paco Alcácer uu u dhaqaaqay Borussia Dortmund heshiis hal xili…
Read More » -
Italy
Miralem Pjanić oo ku tilmaamay Cristiano Ronaldo inuu yahay xidiga ugu fiican aduunka
(Juventus) 28 Agoosto 2018. Laacibka kooxda khadka dhexe kooxda Miralem Pjanić ayaa ka dhawaajiyay sida uu ugu faraxsan yahay in Bianconeri…
Read More » -
England
Luke Shaw oo iska diiday in xaalad kacdoon ay ka jirto gudaha kooxda Manchester United
(Manchester) 28 Agoosto 2018. Daafaca kooxda Manchester United Luke Shaw ayaa beeniyay wararka sheegaya in kacdoon uu ka jiro gudaha…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo heshiis la gaartay Mariano Diaz iyo faah faahinta heshiiska uu dib ugu soo laabanayo Bernabeu
(Madrid) 28 Agoosto 2018 Real Madrid ayaa soo afjartay dib u soo celinta weerar yahankeedii hore ee kooxda Lyon ee Mariano Diaz…
Read More » -
Champ' League
Goolkii Ronaldo uu ka dhaliyay Juventus oo loo doortay kii ugu fiicnaa xiliciyaareedkii hore (DAAWO)
(Turin) 28 Agoosto 2018 Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay goolkii ugu qurxoonaa xiliciyaareedkii hore ee 2017-2018. UEFA…
Read More » -
England
“War Cayri” – Musuul xalay waydiistay Ed Woodward inuu cayriyo Mourinho isaga oo ka dhuumanaya kaamirada!! (Muuqaal)
(Manchester) 28 Agoosto 2018 Muuqaal xalay laga helay mid kamid ah masuuliyiintii garab fadhiyay gudoomiyaha fulinta Manchester United ee Ed Woodward ayaa…
Read More » -
Germany
Paco Alcacer oo ka gudbay tijaabada caafimaadka ee Borussia Dortmund
(Dortmund) 28 Agoosto 2018 Weerar yahanka kooxda Barcelona ee Paco Alcacer ayaa goor dhaw ka gudbay tijaabada caafimaadka ee Borussia Dortmund. Mundo…
Read More »