SHAXAHA RASMIGA AH ee kulanka Girona vs Real Madrid

(La Liga) 26 Agoosto 2018. Macalinka kooxda Real Madrid Julen Lopetegui iyo dhigiisa kooxda Girona ayaa waxay ku dhawaaqeen shaxahooda kulankooda labaad ay kuwada ciyaari doonaan horyaalka La Liga xili ciyaareedka cusub.

Shaxda kooxda Real Madrid ayaa waxaa kusoo baxay Nacho, waxaana kursiga keydka ku soo bilaawday xidigaha Luka Modric Raphael Varane, xili sidoo kale Keylor Navas uu kusoo bilaawday goolka.

Hadaba shaxaha ladabada dhinac ayaa ah sida tan:

Girona: Bono, Pedro Porro, Bernardo Espinosa, Juanpe, Marc Muniesa, Pere Pons, David Timor, Alex Granell, Portu, Anthony Lozano, Borja Garcia

Real Madrid: Keylor Navas, Dani Carvajal, Nacho, Sergio Ramos, Marcelo, Toni Kroos, Casemiro, Gareth Bale, Isco, Marco Asensio, Karim Benzema.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close