SAFAFKA Rasmiga ah ee Newcastle United vs Chelsea… (Hazard iyo Kovacic oo lagu soo bilaabay)

(England) 26 Agoosto 2018. Chelsea ayaa ciyaareysa kulankeedii saddexaad ee Premier League iyadoo ay soo adkaatay labadii kulan ee hore.

Waxay marti u tahay kooxda Newcastle United.

Hazard oo badel ku imaanayay labadii kulan ee hore ayaa maanta ku soo bilowday ciyaarta.

Xiddiga Cusub ee Chelsea Kovacic ayaa isna kulankiisii ugu horreeyay lagu soo bilaabay.

EEG Safaafka labada dhinac.

NEWCASTLE (3-4-2-1): Martin Dubravka; Fabian Schar, Federico Fernandez, Ciaran Clark; DeAndre Yedlin, Ki Sung-Yeung, Mohamed Diame, Paul Dummett; Matt Ritchie, Jacob Murphy; Salomon Rondon.

CHELSEA (4-3-3): Kepa Arrizabalga; Cesar Azpilicueta, Antonio Rudiger, David Luiz, Marcos Alonso; N’Golo Kante, Jorginho, Mateo Kovacic; Pedro, Alvaro Morata, Eden Hazard.

Gool FM. 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close