Messi iyo Xertiisa Barcelona oo CABASHO Rasmi ah u gudbinaya La Liga kaddib kulankii Xalay ee Valladolid….(Maxaa dhacay?)+SAWIRRO

(Spain) 26 Agoosto 2018. Barcelona ayaa Cabasho rasmi ah u gudbin doonta La Liga taa oo ku aadan Garoonka naadiga Valladolid oo ay Xalay guul darada dirqiga ah 1-0 uga soo baxsadeen.

Garoonka Valladolid ayaa si xun uu go,ay intii ay ciyaartu socotay.

Jordi Alba and the Valladolid pitch

Barca inkastoo ay kulanka adkaatay misane uma suuro galin inay ciyaarto Baaskii lagu yaqiinay maadama uu garoonka  dhibaato ku ahaa.

Madaxa La Liga  Javier Tebas ayaa sheegay in Baaritaano lagu sameyn doono garoonka Valladolid.

“Garoonka kuma uusan jirin xaalada saxda ah in lagu ciyaaro kulan kubbada cagta ah,” Tebas ayaa sidaa ku warmay.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close