Marcos Alonso oo ka hadlay Rigooradii Dooda dhalisay ee loo dhigay kulankii ay iminka Chelsea ka adkaatay Newcastle United

(England) 26 Agoosto 2018. Marcos Alonso ayaa ka hadlay rigooradii muranka dhalisay ee loo dhigay ciyaartii ay dhawaan Blues 2-1 uga adkaatay Newcastle United.

Fabian Schar ayaa dhulka dhigay daafaca bidix ee Chelsea mar uu ku jiray diilinta ganaaxa iyadoo Rigoorada loo dhigay kooxda reer London uu gool u badelay Eden Hazard.

Laakiin mar muuqaalka lagu soo celiyay waxaa muuqanaya daafaca reer Swiss inuu kubbada marka hore taabtay.

Chelsea's Belgian midfielder Eden Hazard celebrates scoring the opening goal from the penalty spot during the English Premier League football match between Newcastle United and Chelsea at St James' Park in Newcastle-upon-Tyne, north east England on August 26, 2018. (Photo by Lindsey PARNABY / AFP) / RESTRICTED TO EDITORIAL USE. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or 'live' services. Online in-match use limited to 120 images. An additional 40 images may be used in extra time. No video emulation. Social media in-match use limited to 120 images. An additional 40 images may be used in extra time. No use in betting publications, games or single club/league/player publications. / LINDSEY PARNABY/AFP/Getty Images

“Waxaan aaminsanahay inaan kubbada taabtay isla markaana aan hor galay ciyaaryahanka inta u dhaxeysa ciyaaryahanka iyo kubbada markii aan kubbada u baasi rabayna Giroud , waan dhacay maxaa yeelay isagaa I riday,” Alonso ayaa sidaa yiri kulanka kaddib.

“Waxaan aaminsanahay in Rigooradu ahayd go,aan saxan. Saddexda dhibcood wax wayn ayay noo tahay innaga.”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close