Shaxda rasmiga ah ee Wolves vs Manchester City (Mahrez, Sane iyo Jesus oo …….)

(Wolves) 25 Agoosto 2018 Kooxaha Wolves iyo Manchester City ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya 2:30 duhurnimo.

Pep Guardiola ayaa ku soo bilaabay kabtan Kompany, halka Otamendi uu keydka ku soo bilowday galabta.

Mahrez, Sane iyo Jesus ayaa keydka ku soo bilowday galabta, halka Sterling, Bernardo iyo Aguero ay iska kaashanayaan dhanka weerarka.

Shaxda Wolves vs Man City:

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close