Day: August 24, 2018
-
Spain
Ernesto Valverde oo daboolka ka qaaday fikirka ay kooxda Barcelona ka qabto iibinta Ivan Rakitić
(Barcelona) 24 Agoosto 2018. Ernesto Valverde ayaa xaqiijiyay in kooxda Barcelona aysan marka ku fikiri doonin inay iska iibiyaan laacibkooda khadka…
Read More » -
England
Jose Mourinho oo iska diiday inuu ka hadlo hadal uu sheegay Pogba, kadib guuldaradii Brighton
(Manchester) 24 Agoosto 2018. Macalinka kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa iska diiday inuu ka hadlo hadalada lacibkiisa khadka dhexe…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo ka warbixisay fikirkeeda kaga aadan in Mbappé ay lasoo saxiixan doonto Isniinta soo aadan
(Real Madrid) 24 Agoosto 2018. Wargeyska “AS” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in wali ay isha ku heyso…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo go’aamiyay goolkii ugu quruxd badnaa uu dhaliyay xirfadiisa kubada cagta
(Juventus) 24 Agoosto 2018. Xidiga reer Portugal Cristiano Ronaldo ayaa go’aamiyay goolkiisa ugu quruxda badan ee xirfadiisa ciyaareed kubada cagta iyo…
Read More » -
England
Maurizio Sarri oo war aad u wanaagsan u sheegay jamaahiirta kooxda Chlsea kahor kulanka Newcastle United
(Chelsea) 24 Agoosto 2018. Tababaraha kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaa meesha ka saaray inuu qarka u saaran yahay da’ayrka reer England…
Read More » -
England
DEG DEG: Kabtanka Tottenham oo XABSI la dhigay ka hor kulanka Man United…(Muxuu sameeyay??)
(London) 24 Agoosto 2018. Kabtanka kooxda Tottenham Hugo Lloris ayaa la xiray kaddib markii ay Boolisku qabteen isagoo Cabsan oo…
Read More » -
Italy
Claudio Marchisio oo ku dhaw inuu ku biiro kooxdaan
(Zenit) 24 Agoosto 2018 Laacibkii dhawaan ka tagay Juventus ee Claudio Marchisio ayaa u muuqda mid helay koox kale oo uu ku…
Read More » -
Italy
Ancelotti oo u sheegay kooxaha SerieA inuu doonayo in horyaalka uu u gacan galiyo Napoli
(Naples) 24 Agoosto 2018 Tababaraha cusub ee Napoli ee Carlo Ancelotti ayaa u sheegay kooxaha kula tartamaya horyaalka inaysan yaraysan kooxdiisa.…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo fashil kala kulmaysa inay iska fasaxdo laacib kaan
(Madrid) 24 Agoosto 2018 Real Madrid ayaa u muuqata mid fashil kala kulmaysa inay iska fasaxdo suuqa xaggaagan goolhayeheeda Kiko Casilla. Marca…
Read More » -
Italy
Marcelo oo isku dayi doona inuu ka dabatago Cristiano Ronaldo (Goorma?)
(Madrid) 24 Agoosto 2018 Daafaca Real Madrid iyo xulka Brazil ee Marcelo ayaa isku dayaya inuu ka dabatago saaxiibkiis Cristiano Ronaldo.…
Read More »