Day: August 23, 2018
-
England
Cristiano Ronaldo oo ka warbixiyay arin muhiim ah uu ka bartay macalinkiisii hore Sir Alex Ferguson
(Juventus) 23 Agoosto 2018. Laacibka reer Portugal iyo kooxda Juventus Cristiano Ronaldo ayaa wuxuu shaaca ka qaaday waxyaabaha uu ka bartay…
Read More » -
Spain
Sergio Busquets oo dabka ku shiday maamulka La Liga ee dalka Spain, kadib go’aankii ay qaateen
(Spain) 23 Agoosto 2018. Khadka dhexe kooxda Barcelona ee Sergio Busquets ayaa si weyn kaga soo hor jeestay go’aanka maamulka horyaalka…
Read More » -
Spain
Miyuu kulanka El Clasico-da ka dhici doonaa dalka Mareykanka, waxaa ka jawaabaya Javier Tebas?
(Spain) 23 Agoosto 2018. Waxaa maalmahan la hadal hayay in kulamo qaar ee ka tirsan horyaalka La Liga lagu ciyaari doono…
Read More » -
England
Kabtanka Arsenal Koscielny oo dib u soo laabtay kaddib Qalliinkii lagu sameeyay
(London) 23 Agoosto 2018. Kabtanka Arsenal Laurent Koscielny ayaa dib ugu soo laabtay maanta tababarka kooxda kaddib qaliin looga sameeyay feesha…
Read More » -
Italy
Conte oo lagu wado inuu si dhaqsi leh ugu soo laabto Garoomada si uu Xilka uga badelo….
(Europe) 23 Agoosto 2018. Tababarihii dhawaan laga ceyriyay kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa lagu wadaa inuu si dhaqsi leh ugu…
Read More » -
England
“Waa inaan guul gaarnaa kulanka West Ham, waxaana heystaa qorshaha aan sidaas ku sameyn karno”… Unai Emery
(Arsenal) 23 Agoosto 2018. Macalinka reer Spain ee kooxda Arsenal Unai Emery ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id, kaasoo dhawaan lasoo gaba…
Read More » -
Spain
Barcelona oo diyaarisay qorshe ay uga farxinayso Ernesto Valverde
(Barcelona) 23 Agoosto 2018 Maamulka Barcelona ayaa diyaariyay qorshe ay uga farxinayaan tababare Ernesto Valverde xiliciyaareed kaan. Mundo Deportivo ayaa daaha ka…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo heshiis la gaartay weerar yahan caan ka ah La Liga
(Madrid) 23 Agoosto 2018 Real Madrid ayaa heshiis la gaartay weerar yahanka kooxda Celta Vigo iyo xulka Spain ee Iago Aspas sida…
Read More » -
France
Bayern Munich oo adeegsanaysa xeeladaan si ay isaga dirto Jerome Boateng
(Munich) 23 Agoosto 2018 Bayern Munich ayaa diyaarisay qorshe cusub oo u suurogalinaya inay iska dirto suuqa xaggaagan daafaceeda Jerome Boateng. Sida…
Read More » -
England
Maurizio Sarri oo isbadal ku samaynaya shaxda Chelsea kulanka Newcastle United ee axada
(London) 23 Agoosto 2018 Tababaraha cusub ee Chelsea ee Maurizio Sarri ayaa la filayaa inuu isbadal ku sameeyo shaxda kooxdiisa kulanka axada.…
Read More »