PSG oo dalab ka gudbisay daafaca Chelsea ee Marcos Alonso iyo Blues oo ….!

(Paris) 22 Agoosto 2018 Kooxda PSG ayaa dalab lama filaan ah ka gudbisay daafaca kooxda Chelsea ee Marcos Alonso sida ay baahisay idaacada Onda Cero.

PSG ayaa hordhigtay Chelsea lacag dhan 55 milyan oo euro si ay u hesho Marcos Alonso laakiin Blues ayaa soo diiday dalabkaas.

Image result for Marcos Alonso psg

Kooxda reer ingiriis ayaa ku doodaysa inaysan haysan badalka 27 jirkaan isla markaana uu waqti hore xirmay suuqa kala iibsiga ingiriiska.

Tababare Tuchel ayaa doonaya inuu kooxdiisa ka adkeeyo daafaca garabka bidix ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ee xaggaagan.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close