Day: August 22, 2018
-
England
Maxaa ka jira in Real Madrid ay isku dayday saxiixa Mohamed Salah suuqa xaggaagan?
(Madrid) 22 Agoosto 2018 Real Madrid ayaa si wayn loola xiriiriyay inay u dhaqaaqayso soo xerogalinta weerar yahanka Liverpool ee Mohamed…
Read More » -
England
PSG oo dalab ka gudbisay daafaca Chelsea ee Marcos Alonso iyo Blues oo ….!
(Paris) 22 Agoosto 2018 Kooxda PSG ayaa dalab lama filaan ah ka gudbisay daafaca kooxda Chelsea ee Marcos Alonso sida ay…
Read More » -
France
Alphonse Areola oo iska diiday dalabyo badan si uu ula tartamo Buffon
(Paris) 22 Agoosto 2018 Goolhayaha kooxda PSG ee Alphonse Areola ayaa iska diiday dalabyo uga yimid horyaalka talyaaniga. Telefoot ayaa baahiyay in Alphonse…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Fabio Coentrao oo la baadi goobayo jaan iyo cirib meel uu dhigay
(Madrid) 22 Agoosto 2018 Wargayska AS ayaa maanta baafiyay laacibkii amaahda uga maqnaa kooxda Real Madrid ee Fabio Coentrao. Warbixin lagu daabacay…
Read More » -
England
Real Madrid oo iska diiday saxiixa Willian
(Madrid) 22 Agoosto 2018 Real Madrid ayaa la ogaaday inay si fudud isaga diiday saxiixa laacibka kooxda Chelsea iyo xulka Brazil…
Read More » -
Spain
Barcelona oo ku dhawaaqday inuu dhaawacmay goolhaye Jasper Cillessen
(Barcelona) 22 Agoosto 2018 Barcelona ayaa si rasmi ah u shaacisay inuu dhaawac soo gaaray goolhayaheeda reer Holland ee Jasper Cillessen. Kooxda…
Read More » -
England
Real Madrid oo markale isku dayaysa saxiixa Eden Hazard
(Madrid) 22 Agoosto 2018 Real Madrid ayaan wali ka quusan saxiixa kubadd abuuraha kooxda Chelsea iyo xulka Belgium ee Eden Hazard. Kooxda…
Read More » -
France
Kadib heshiiskii uu la gaaray Barcelona, Adrien Rabiot oo markale niyad jabiyay PSG
(Paris) 22 Agoosto 2018 Adrien Rabiot ayaa markale niyad jabiyay kooxdiisa PSG oo soo hordhigtay dalab cusub oo uu ku saxiixayo…
Read More » -
France
Kaka oo daaha ka qaaday magaca laacibka u qalma ku guulaysiga Ballon d’Or sanadkaan (Ronaldo iyo Messi oo …..)!
(Madrid) 22 Agoosto 2018 Halyeeyga reer Brazil ee Kaka ayaa daaha ka qaaday magaca laacibka u qalma sanadkaan ku guulaysiga xiddiga…
Read More » -
France
Thierry Henry oo tababare u noqonaya koox ka dhisan horyaalka Faransiiska
(Bordeaux) 22 Agoosto 2018 Halyeeyga reer France ee Thierry Henry ayaa ugu danbayn sanado badan kadib ka soo muuqanaya horyaalka dalkiisa. Thierry…
Read More »