SHAXDA RASMIGA AH ee kooxda Liverpool ay ku soo gali doonto kulanka Crystal Palace

(Liverpool) 20 Agoosto 2018. Tababaraha reer Germany ee Jürgen Klopp ayaa ku dhawaaqay shaxda rasmiga ah ee kooxda Liverpool uu kusoo gali doono kulanka Crystal Palace, kaasoo ah kulankooda labaad ee horyaalka Premier League xili ciyaareedka cusub.

kulanka Crystal Palace iyo Liverpool ayaa lagu soo xiri doonaa kulamada wareega labaad ee horyyaalka Premier League, labada kooxood ayaa wada doonaya inay kulankan guul gaaraan.

Kooxaha Manchester City, Chelsea, Watford, Tottenham Hotspur iyo Bournemouth ayaa dhamaantood guul kasoo wada gaaray kulamadii ay wareegan kasoo ciyaareen.

Shaxda macalinka reer reer Germany ee Jürgen Klopp uu ku dhawaaqay ayaa u dhacday sida tan:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close