Liverpool oo garaacday 10 cayaariyahan oo kooxda Crystal Palace ah kulankii ugu dambeeyay cayaaraha Premier League Todobaadkan+SAWIRRO

( Premier League ) 20 Agoosto 2018. Kooxda Liverpool ayaa guul dirqi ah ka gaartay dhigeeda Crystal Palace kaddib kulan ku dhamaaday 2-0 oo guusha ay kku qaaday kooxda ka dhisan garoonka Anfield.

Kulanka ayaa lagu kala nastay 2-0  qeybta hore cayaarta oo ay ku hogaamineysay naadiga Liverpool waxaanu ahaa rigoore uu daqiidadii ugu dambeeysay qeybta koowad uu dhaliyay James Milner.

Reds ayaa u suura galin dhawr isku day oo goolka Crystal Palace ay ku bartilmaameed sadeen kuwaa oo qaar kamida uu badbaadiyay goolhayaha.

Dib markii loogu soo laabtay kaambiyaha dambe naadiga Crystal Palace ayaa dhankooda sameeyay wax xoogaa firfircooni ah balse dadaalkooda cayaareed ma dhaaf siisaneen daafaca Reds.

Mo Salah ayay u suura galin inuu kulankan gool ka dhaliyo balse fursad u muutay inuu gool ku dhalin karo ayaa waxaa dhanka gadaale ka jilaafeeyay mid kamida xiddiga Crytal Palace kasoo cayaarta casaan ka qaatay markii ay mareysay daqiqadii 74 waa laacibka lagu magacaabo Aaron-Wan Bissaka.

Kulanka oo u muuqan karay mid ay Liverpool halka gool kaliya ay guusha ku raaceyso ayaa laacibka Sedo Mane u dhaliyay Reds goolka labaad daqiiqadihii dheeriga ee kulanka lagu daray waxayna ugu dambeeyn dheesha u idlaatay 2-0.

Liverpool ayaa haatan leh 6 dhibcood labad kulan ay cayaartay horyaalka waxayna yihiin kaalinta labaad dhanka kala sareynta maadama kooxda City ay farqiga goolasha y ku heyso hogaalka horyaalka.

The Senegalese celebrates in front of the away fans after doubling the lead following a lightning breakaway at the end

Joe Gomez leaps on top of the Liverpool huddle as they kept up their 100 per cent start to the 2018-19 campaign

James Milner sends Wayne Hennessey the wrong way from the penalty spot to put Liverpool ahead on Monday night

Roberto Firmino jumps on top of the stand-in Liverpool captain after he broke the deadlock for the visiting side

The Liverpool players huddle around goalscorer Milner as they celebrate his successful conversion from the penalty spot

Crystal Palace were reduced to 10 men when Mohamed Salah  was fouled when one-on-one with Wayne Hennessey

Aaron Wan-Bissaka is given a straight red card for bringing down Salah and denying a clear goalscoring opportunity

Mohamed Salah clips the resulting free-kick towards goal but it is deflected over the bar by the Crystal Palace wall

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close