CIID WANAAGSAN: Gool FM oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasibadda Ciidul Adxaa

(Gool FM) 20 Agoosto 2018 – Maamulka, Qorayaasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenka GoolFM.net waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan dhamaanba shacabka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan sanadkan sanadkiisa kale umadda Soomaaliyeed u rajaynaynaa inay ku gaaraan caf, caafimaad, nabad iyo baraare ay dhibka uga raystaan.

Kulla caam wa antum bi alfi khayr.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close