Day: August 20, 2018
-
England
Liverpool oo garaacday 10 cayaariyahan oo kooxda Crystal Palace ah kulankii ugu dambeeyay cayaaraha Premier League Todobaadkan+SAWIRRO
( Premier League ) 20 Agoosto 2018. Kooxda Liverpool ayaa guul dirqi ah ka gaartay dhigeeda Crystal Palace kaddib kulan…
Read More » -
Afrika
CIID WANAAGSAN: Gool FM oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasibadda Ciidul Adxaa
(Gool FM) 20 Agoosto 2018 – Maamulka, Qorayaasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenka GoolFM.net waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan…
Read More » -
Spain
Dani Carvajal oo ka warbixiyay tartanka ay Real Madrid dooneyso inay diirada saarto xili ciyaareedka cusub
(Real Madrid) 20 Agoosto 2018. Dani Carvajal ayaa sheegay in Real Madrid xili ciyaareedkan ay dooneyso ku guuleysiga horyaalka La…
Read More » -
England
Jermain Defoe oo daboolka ka qaaday in Paul Pogba uu kala hadlay arimo ku aadan qaab ciyaareedkiisa
(Manchester) 20 Agoosto 2018. Ciyaaryahankii hore xulka qaranka England Jermain Defoe ayaa ka warbixiyay maanta ee Isniin ah inuu la hadlay…
Read More » -
England
Halyayga kooxda Man United Lee Sharpe oo ka warbixiyay xiliga uu filayo in Mourinho shaqada laga ceyrin doono
(Manchester) 20 Agoosto 2018. Ciyaaryahankii hore kooxda Manchester United Lee Sharpe ayaa rajeenaya, xiliga shaqada Red Devils laga ceyrin doono…
Read More » -
England
SHAXDA RASMIGA AH ee kooxda Liverpool ay ku soo gali doonto kulanka Crystal Palace
(Liverpool) 20 Agoosto 2018. Tababaraha reer Germany ee Jürgen Klopp ayaa ku dhawaaqay shaxda rasmiga ah ee kooxda Liverpool uu kusoo…
Read More » -
Spain
Modric oo jawaab xoogan ka bixiyay wararka xanta ah ee ku aadan inuu xiriir la sameeyay kooxda Inter Milan
(Real Madrid) 20 Agoosto 2018. Luka Modrić ayaa ka jawaab celiyay wararka lala xiriirinayo inuu xiriir la sameeyay kooxda Inter Milan,…
Read More » -
Italy
Kooxda Juventus oo heshiis hordhac ah la gaartay xidigeeda khadka dhexe Miralem Pjanic
(Juventus) 20 Agoosto 2018. Juventus ayaa heshiis la gaartay ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Bosnia Miralem Pjanić si uu ugu cusbooneysiiyo…
Read More » -
England
Roberto Firmino oo ka jawaab celiyay wararka ku aadan inuu yabooh kaga yimid kooxda Barcelona
(Liverpool) 20 Agoosto 2018. Roberto Firmino ayaa iska diiday inuu doonayo ka dhaqaaqista kooxda Liverpool, kadib markii ay soo baxeen warar…
Read More » -
Uncategorized1
RASMI: UEFA oo shaacisay saddexda xidig ku tartameysa abaalmarinta xidiga ugu wanaagsan Yurub
(Yurub) 20 Agoosto 2018. Xiriirka kubada cagta ee qaarada yurun ee UEFA ayaa shaaca ka qaaday musharaxiinta ugu dambeysa ee ku…
Read More »