Jose Mourinho oo ku dhawaaqay shaxdiisa rasmiga ah ee kulanka Brighton

(Manchester) 19 Agoosto 2018. Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa ku dhawaaqay shaxdiisa rasmiga ah uu kala hor tagi doono kulanka kualka ay kula ciyaari doonaan Brighton

Waxaa shaxdan gabi ahaanba laga waayay weeraryahanka reer Chile Alexis Sanchez, xili laacibka uusan qabin wax dhaawac ah balse uu ku maqan yahay haalad farsamo.

Hadaba shaxda rasmiga ah ee Jose Mourinho uu soo xushay kulanka Brighton ayaa ah sidan.

Manchester United: David de Gea, Ashley Young, Victor Lindelof, Eric Bailly, Luke Shaw, Andreas Pereira, Fred, Paul Pogba, Juan Mata, Romelu Lukaku, Anthony Martial.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close