SHAXDA RASMIGA AH ee kooxda Real Madrid ay ku soo gali doonto kulanka Getafe

(Real Madrid) 19 Agoosto 2018. Real Madrid ayaa ku bilaabaneysa kulankeeda ugu horeeya horyaalka La Liga ee xili ciyaareedka cusub kooxda Getafe.

Hadaba macalinka kooxda Real Madrid ee Julen Lopetegui ayaa wuxuu si rasmi ah ugu dhawaaqay shaxda uu kaga hor tagi doono kulanka Getafe ay caawa kusoo dhaweyn doonaan Santiago Bernabéu.

Shaxda macalinka reer Spin uu ku dhawaaqay ayaa u dhacday sida tan:

Goolhaaye: Keylor Navas.

Difaacyada: Daniel Carvajal, Nacho Fernandez, Sergio Ramos, Marcelo

Khadka dhexe: Toni Kroos, Daniel Ceballos, Isco.

Weerarka: Gareth Bale, Karim Benzema, Marco Asensio.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close