Difaacayaasha Premier League ee City oo NUS darsin Goolala ku Xaaqay Huddersfield Town xili AGUERO uu Seddax Kol gaaray Goolka+SAWIRRO

( Premier League ) 19 Agoosto 2018. Manchester City ayaa guul sahlan ka gaartay dhigeeda Huddersfield Town kaddib markii ay kaga adkaadeen 6-1 gool

Kulanka qeybtiisa hore ayaa lagu kala maray 3-1 oo ay cayaarta ku hogaamineysay City, waxaana dhacday in kooxda ay seddaxda goolba dhalisay 10 daqiiqo gudahow iyadoo uu goolka hore bilaabay Sergio Aguero ka hor inta uusan Gabriel Jesus raacsan goolka labaad markii uu kubbad lasoo xawaareeyay daafaca Bidix ee Mendy dabadeedna uu dhameystirin laacibka kasoo jeeda dalka Brazil.

Afar daqiiqo kaddibna waxaa yimid goolka seddaxaad oo waxaa markale shaqaba gaaray Aguero.

Intaa kaddib Huddersfield ayaa la timid goolka intaan la kala marin qeybta hore waxaana u dhaliyay daqiiqadii 43-aad laacibkooda  Jon Gorenc-Stankovic.

Dib markii loogu soo laabtay kaambiyaha dambe City kuma aysan dhibtoon iney sii dheereystaan goolasha oo laba daqiiqo markii ay socotay qeybta dambe David Silva ayaa u dhaliyay goolka afaraad kasoo ahaa Free ama Laabka xorta.

Dhankastaa kulanka difaacayasha horyaalka ee city ayaa kaga wanaagsanaa Huddersfield oo xitaa aan awoodin iney kubbada dhaafsiyaan bartanka garoonka.

Cayaarta oo ay ka harsan tahay 15 daqiiqo dhamaadkeeda Kun Aguero ayaa dhameystiray goolasha loo yaqaan hat trick ama seddaxley markii uu caawin fiican kala helay Benjamin Mendy ka hor inta aan la badalin ninka reer Argentina  waxayna ka dhigan tahay Hat Trick uu dhaliyay markii sagaalaad uu Seddaxley ka dhaliyay Premier League.

Gunaanadka dheesha markii lasoo gaaray naadiga Manchester city ayaa heshsy goolka lixaad wuxuuna ahaa mid ay iska dhaliyeen cayaariyahanada Huddersfield Town kaddib markii kubbad weerar ah oo ay soo wada cayaareen Jesus iyo Sane uu badbaadiyay goolhayaha balse uu markii dambe goolkiisa ku dhameystiray cayaariyahanka Terence Kongolo.

DAAWO SAWIRRADA KULANKA

Sergio Aguero puts up three fingers after scoring his hat-trick against Huddersfield at the Etihad on Sunday afternoon

The prolific striker latched on to a low cross to put the ball past Ben Hamer for the third time in the Huddersfield goal

Midfield maestro David Silva celebrates after scoring a wonderful free-kick just minutes after the restart at the Etihad

The Spanish midfielder restored City's three-goal cushion after half-time with his wonderfully-struck free kick

Silva managed to get the ball up and over the Terriers' wall while Ben Hamer could only stand and watch the ball fly in his net

Sergio Aguero celebrates after scoring City's third goal of the game in the first half while Ben Hamer screams in frustration

Aguero capitalised on Hamer's mistake to easily score his second goal of the game and City's third against Huddersfield

Huddersfield goalkeeper Ben Hamer hides his face after his costly mistake allowed Aguero to score his second goal

Leroy Sane made an immediate impact for City when he came on by helping bag the sixth goal late on in the game

The ball eventually deflected in off Huddersfield's Terence Kongolo with City's sixth strike going down as an own goal

The Brazilian striker low-driven shot caught Hamer (not pictured) off guard to allow City go 2-0 up in the first half

Gabriel Jesus passionately celebrates scoring the second goal for City after capitalising on good build-up play by Mendy

Aguero caught Hamer off his line to make it 1-0 to Guardiola's men at the Etihad Stadium on Sunday afternoon

The Argentinian striker lifted the ball over Hamer after he was found by Ederson with a long ball up the field

Aguero celebrates with his City team-mates after brilliantly breaking the deadlock with a delicate chip in the first half

Ederson is congratulated by Fernandinho for his hand in the goal after his superb 70-yard ball found Aguero for the goalJon Stakovic prods the ball past Ederson to pull one goal back for Huddersfield after John Stones (No 5) was caught napping

The Terriers defender was quickest to react from a nod on from a long throw-in to make it 3-1 going into half time

David Silva delivers a touching moment after lining up before the match with his son Mateo as Bernardo Silva looks on

David Silva oo Garoonka lasoo galay wiilkiisa Dhiciskaa ee Mateo ka hor bilaawga dheesha taaso aheyd waqti dareen leh iyo Bernardo Silva oo eegaya.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close