Xiddigaha ay Real Madrid la wareegi karto ka hor inta uusan ku Xirmin Suuqa kala iibsiga…+SAWIRRO

(Madrid) 18 Agoosto 2018. Real Madrid iyadoo ay horey ciyaartooy muhiim ah uga tageen ayaa misane waxaa xagaagan ka tagay Theo Hernandez, Mateo Kovacic, Cristiano Ronaldo iyo xitaa tababare Zidane.

Marca ayaa qalinka u qaadatay oo soo xushay liis ciyaartooy oo ka kooban Daafac, Qadka dhexe iyo Weerar oo ay la soo wareegi karto Real Madrid inta uusan ku xirmin suuqa kala iibsiga.

Suuqa Premier League ayaa xirmay horaantii bishan, halka Serie A uu xirmay xalay, laakiin Spain ayaa sii furnaan doona inta ka harsan bisha.

Haddaba Los Blancos ayaa la soo wareegi karta xiddigahan:

WEERARKA:

RODRIGO (Valencia)

ICARDI (Inter)

WERNER (RB Leipzig)

LEWANDOWSKI (Bayern)

MARIANO (Lyon)

QADKA DHEXE:

THIAGO (Bayern Munich)
ERIKSEN (Tottenham)
MILINKOVIC-SAVIC (Lazio)

RABIOT (PSG)

DE JONG (Ajax)

DAAFACA:

ALEX TELLES (Porto)

SKRINIAR (Inter)

ROMAGNOLI (AC Milan)

MANOLAS (Roma)

DE LIGT (Ajax)

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close